Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho kula kulmay Madax katirsan IOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo howlo shaqo u jooga Muqdisho ayaa qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda IOM, Mohamed Abdiker, Madaxa Xafiiska IOM ee Soomaaliya, Frantz Celestin iyo qaar kamid ah saraakiisha Hay’adda. Madaxweynaha iyo madaxda hay’adda IOM ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin sare u qaadista mashaariicda hormarineed, gurmadka abaaraha … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho kula kulmay Madax katirsan IOM (Sawirro)